Haddaba sidaas daraaddeed i dhegaysta, raggiinna waxgaradka ahow;
Ilaah inuu xaqdarro sameeyo way ka fog tahay;
Oo Ilaaha Qaadirka ahna inuu xumaan falo way ka fog tahay.
Waayo, nin walba shuqulkiisuu ka abaalmariyaa,
Oo nin kastana siduu socodkiisu ahaa ayuu ugu abaalgudaa.