1
Falimaha 9:15
Ereyga Illaahey Axdiga Cusub
EI
Laakiin Sayidka ayaa Ananiyas ku yiri, “U tag! Ninkan waxaan u doortay si uu magacayga ugu sheego dadka aan Yuhuudda ahayn, boqoradooda iyo dadka Israa’iil.
Compare
Explore Falimaha 9:15
2
Falimaha 9:4-5
Wuxuu ku dhacay dhulka wuxuuna maqlay cod ku dhahaya, “Sawlosow, Sawlosow, maxaad ii silcineysaa?” Sawlos ayaa weydiiyay, “Yaa tahay, Sayidow?” Wuxuu ku jawaabay “Waxaan ahay Ciise, kan aad silcineysid.
Explore Falimaha 9:4-5
3
Falimaha 9:17-18
Ananiyas ayaa gurigii tagay oo galay. Markii uu gacantiisa saarayay Sawlos, wuxuu ku yiri, “Walaal Sawlosow, Sayid Ciise kii isku kaa muujiyay intaad wadada ku soo jirtay ayaa isoo diray waxaa laga yaabaa inaad dib wax u aragto oo Ruuxa Quduuska ahna lagaa buuxiyo.” Isla markiiba wax qolof oo kale ah ayaa kasoo dhacay Sawlos indhihiisa, dib ayuuna wax u arkay. Wuu istaagay waana la baabtiisay.
Explore Falimaha 9:17-18