1
Falimaha 12:5
Ereyga Illaahey Axdiga Cusub
EI
Haddaba Butros xabsiga ayaa lagu hayay, laakiin xertii waxey Illaahey ugu baryayeen si aan kala joogsi lahayn.
Compare
Explore Falimaha 12:5
2
Falimaha 12:7
Isla markiiba malag xagga Illaahey ka yimid ayaa ka ag muuqday xabsigiina wuu wada iftiimay. Malagii ayaa Butros dhinac ka taabtay oo kiciyay isaga oo ku yiri, “Dhaqso, kac!” Silsiladihiina wey furmeen.
Explore Falimaha 12:7