Waxbaridda Ciise: Doorashooyin Xikmadda Leh iyo Barakooyin Waara预览

Waxbaridda Ciise: Doorashooyin Xikmadda Leh iyo Barakooyin Waara

7天中的第7天

Caaqilka iyo nacaska hal-xiraalaha dhismahooda

Ciise wuxuu inoo sheegaya in aan u baahannahay inaan nolosheena isaga ka dul dhisano.

Su, aasha 1: Waa maxay aasaaska dhagaxa nolosheena?

Waa maxay ciidda ay noloshooda qaar ka kor dhistaan?

Su, aasha 2: Sidee ayaynu aasaas ugu dhisi karnaa nolosheena Masiixiga?

Noqo mid ficil leh, xitaa ku qanacsan tan.

Su, aasha 3: Farqiga u dhexeeya dhise xigmad leh iyo dhisihii nacaska

ahaa wuxuu ahaa in kastoo ay labadooduba maqleen ereyadii Ciise,

dhisihii xigmadda lahaa oo keliya ayaa raacay. Maxaad sameyn kartaa si aad u hubiso inaadan kaliya maqlin laakiin aad sameyso wixii Ciise yiri?

读经计划介绍

Waxbaridda Ciise: Doorashooyin Xikmadda Leh iyo Barakooyin Waara

Ciise waxa uu baray wax ku saabsan mowduucyo baddan—barako waarta, duceysi, iyo wax ka sii baddan. Maxa ey uga dhiggan tahay tanni dadka maantay? fideyo gaaban ayaa muujinaaya hal qoraal ee Ciise wax barri diisi maalin kasta qorshahan.

More