Waxbaridda Ciise: Doorashooyin Xikmadda Leh iyo Barakooyin Waara预览

Waxbaridda Ciise: Doorashooyin Xikmadda Leh iyo Barakooyin Waara

7天中的第2天

Hal-xiraalaha cusbada iyo iftiinka

Ciise wuxuu ka hadlaya cusbada iyo iftiinka si uu u barro dadka badan sida ay tahay ineey u noolaadaan.

Su, aasha 1: Maxay u ekaan laheyd in qoyskaagu u noolaadaan sidii cusbo iyo iftiin?

Su, aasha 2: Maxaa kaa celinaya in uu nalkaagu u iftiimiso dadka kale mararka qaar?

Waa maxay dambiilaha qaarkood ee qariya iftiinkaaga?

Su, aasha 3: Maxaan sameyn karnaa si aan cusbo iyo iftiin ugu noqoto adduunka

nagu hareereysan?

读经计划介绍

Waxbaridda Ciise: Doorashooyin Xikmadda Leh iyo Barakooyin Waara

Ciise waxa uu baray wax ku saabsan mowduucyo baddan—barako waarta, duceysi, iyo wax ka sii baddan. Maxa ey uga dhiggan tahay tanni dadka maantay? fideyo gaaban ayaa muujinaaya hal qoraal ee Ciise wax barri diisi maalin kasta qorshahan.

More