Waxbaridda Ciise: Doorashooyin Xikmadda Leh iyo Barakooyin Waara预览

Soonka
Ciise wuxuu ina baraya soonka iyo in dareenka qalbiyadeenna laga dhex helo
waxa aan keydsano.
Su, aasha 1: Sharaxaad ka bixi waxaad rumeysantahay inuu ku lug leeyahay
soonka Kitaabka Quduuska.
Su, aasha 2: Maxaad u maleyneysaa qiimaha uu u yeelankaro soonku Masiixiyiinta?
Su, aasha 3: Maxaad u maleyneysaa qaar qatarta runta ah ee qarrashgareynta lacagta
iyo alaab hantiyeedka ujeedada dangaar jecleysiga?
读经计划介绍

Ciise waxa uu baray wax ku saabsan mowduucyo baddan—barako waarta, duceysi, iyo wax ka sii baddan. Maxa ey uga dhiggan tahay tanni dadka maantay? fideyo gaaban ayaa muujinaaya hal qoraal ee Ciise wax barri diisi maalin kasta qorshahan.
More