Waxbaridda Ciise: Doorashooyin Xikmadda Leh iyo Barakooyin Waara预览

Wel-welka
Ciise wuxuu noo sheegaya in aynaan walwelin waayo isaga ayaa daryeeli doona baahidayada oo dhan.
Su, aasha 1: Sharax welwelka adigoo tusaale ka bixinaaya, ka dibna sharax
illaa heerkee welwelku dhab ahaantii wax ku beddeli karaa.
Su, aasha 2: Maadama ilaahay deeqsinimadiisa siiyo cowska duurka iyo ubaxyo qurux badan, ee baaba'ya, waa maxay qiimaha ka welwelka waxa uu inaga noo qaban doono?
Su, aasha 3: Sidee hubaal aad u rumeysantahay hadaad raadsato Boqortooyada Ilaahay iyo xaqnimadiisa, wax walba oo aad u baahantahay waa lagu siin doonaa sidoo kale?
读经计划介绍

Ciise waxa uu baray wax ku saabsan mowduucyo baddan—barako waarta, duceysi, iyo wax ka sii baddan. Maxa ey uga dhiggan tahay tanni dadka maantay? fideyo gaaban ayaa muujinaaya hal qoraal ee Ciise wax barri diisi maalin kasta qorshahan.
More