Waxbaridda Ciise: Doorashooyin Xikmadda Leh iyo Barakooyin Waara预览

Waxbaridda Ciise: Doorashooyin Xikmadda Leh iyo Barakooyin Waara

7天中的第3天

Sinada iyo Furriinka

Ciise wuxuu baraya dembiga sinada iyo cawaaqibta furniinka.

Su, aasha 1: Sideen ula socon karnaa kuwa wax ka qabanaaya sinada ama furiinka

oo wali maamuusaysa Qaraalka?

Su, aasha 2: Muxuu ka dhigan yahay sinada ama furriinka reerkaaga?

Su, aasha 3: Marka loo eego iftiinka Kitaabka,

waa maxay waxyaabaha aad u maleyneyso inuu Ciise ku weydiinayo inaad sameyso?

读经计划介绍

Waxbaridda Ciise: Doorashooyin Xikmadda Leh iyo Barakooyin Waara

Ciise waxa uu baray wax ku saabsan mowduucyo baddan—barako waarta, duceysi, iyo wax ka sii baddan. Maxa ey uga dhiggan tahay tanni dadka maantay? fideyo gaaban ayaa muujinaaya hal qoraal ee Ciise wax barri diisi maalin kasta qorshahan.

More