Markaas ayuu Ciise iyagii ku yiri, “Miyeydan akhrisan qorniinka dhahaya, “ ‘Dhagaxii ey kuwa guriga dhisaya diideen ayaa noqday dhagaxa ugu muhiimsan dhismaha guriga, waxyaalahan Rabbiga ayaa sameeyay, anagana yaab ayey na la tahay’?
Matayos 21:42
Home
Bible
Plans
Videos