FALIMAHA RASUULLADA 8:29-31

FALIMAHA RASUULLADA 8:29-31 SOM08

Ruuxuna wuxuu Filibos ku yidhi, Ku dhowow, oo gaadhigan raac. Oo Filibos markuu ku orday, wuxuu maqlay isagoo akhriyaya kitaabka nebi Isayos, wuxuuna ku yidhi, Ma garanaysaa waxaad akhriyaysid? Kolkaasuu yidhi, Sidee baan ku garan karaa in lay toosiyo mooyaane? Markaasuu Filibos ka baryay inuu soo fuulo oo la fadhiisto.

วิดีโอที่เกี่ยวข้อง

แผนการอ่าน และบทใคร่ครวญประจำวัน ตามหัวข้อ FALIMAHA RASUULLADA 8:29-31 ฟรี