FALIMAHA RASUULLADA 2:2-4

FALIMAHA RASUULLADA 2:2-4 SOM08

Oo waxaa filanla'aan samada ka yimid sanqadh sida dabayl xoog leh oo aad u dhacaysa, oo waxay buuxisay gurigii ay fadhiyeen oo dhan. Markaasaa carrabbo u kala qaybsamaya sida dab oo kale iyaga u muuqday oo ku dul fadhiistay midkood kasta. Kolkaasaa waxaa kulligood ka wada buuxsamay Ruuxa Quduuska ah, oo waxay bilaabeen inay afaf kale ku hadlaan sidii Ruuxu iyaga u siiyey hadalka.

วิดีโอที่เกี่ยวข้อง

แผนการอ่าน และบทใคร่ครวญประจำวัน ตามหัวข้อ FALIMAHA RASUULLADA 2:2-4 ฟรี