FALIMAHA RASUULLADA 1:10-11

FALIMAHA RASUULLADA 1:10-11 SOM08

Oo intuu sii socday, iyagoo samada aad u fiirinaya, ayaa waxaa isa soo ag taagay laba nin oo dhar cadcad qaba, oo waxay ku yidhaahdeen, Nimankiinan reer Galiliyow, maxaad la taagan tihiin oo aad samada u eegaysaan? Ciisahan samada laydiinka sare qaaday, sidaad u aragteen isagoo samada u socda oo kale ayuu u iman doonaa.

วิดีโอที่เกี่ยวข้อง

แผนการอ่าน และบทใคร่ครวญประจำวัน ตามหัวข้อ FALIMAHA RASUULLADA 1:10-11 ฟรี