โลโก้ YouVersion
พระคัมภีร์แผนการอ่านวิดีโอ
ดาวน์โหลดแอป
ตัวเลือกภาษา
ไอคอนค้นหา

ข้อพระคัมภีร์ยอดนิยมจาก ROOMA 16

1

ROOMA 16:20

Kitaabka Quduuska Ah

SOM08

Oo Ilaaha nabaddu Shayddaan buu haddiiba cagihiinna hoostooda ku burburin doonaa. Nimcada Rabbigeenna Ciise Masiix ha idinla jirto.

เปรียบเทียบ

สำรวจ ROOMA 16:20

2

ROOMA 16:17

Kitaabka Quduuska Ah

SOM08

Haddaba walaalayaalow, waxaan idinka baryayaa inaad fiiro u lahaataan kuwa kicinaya iskala qaybinta iyo xumaatooyinka oo ka geesta ah cilmiga aad barateen, kana leexda iyaga.

เปรียบเทียบ

สำรวจ ROOMA 16:17

3

ROOMA 16:18

Kitaabka Quduuska Ah

SOM08

Kuwa caynkaas ahu Rabbigeenna Masiix uma adeegaan, laakiinse waxay u adeegaan calooshooda; hadalkooda macaan oo wanaagsan bay ku khiyaaneeyaan qalbiyada jaahiliinta.

เปรียบเทียบ

สำรวจ ROOMA 16:18

4

ROOMA 16:25-27

Kitaabka Quduuska Ah

SOM08

Haddaba ammaanu ha u ahaato kan kara inuu idinku xoogeeyo injiilkayga iyo wacdiga ku saabsan Ciise Masiix iyo muujinta qarsoodiga oo qarsoonaa tan iyo weligiis, laakiinse haatan lagu muujiyey Qorniinka nebiyada sida amarka Ilaaha daa'imka ah oo quruumaha oo dhan loo ogeysiiyey inay addeecaan rumaysadka. Ilaaha keligiis ah oo xigmadda leh, Ciise Masiix ammaanu ha ugu ahaato weligiis. Aamiin.

เปรียบเทียบ

สำรวจ ROOMA 16:25-27

บทที่ผ่านมา
บทต่อไป
YouVersion

สนับสนุน และท้าทายคุณ ที่จะแสวงหาความใกล้ชิดกับพระเจ้าในทุกๆวัน

พันธกิจ

เกี่ยวกับ

อาชีพ

อาสาสมัคร

บล็อก

ข่าวสาร

ลิงก์ที่มีประโยชน์

ช่วยเหลือ

ถวายเพื่อสนับสนุน

พระคัมภีร์ฉบับ

พระคัมภีร์ฉบับเสียง

ภาษาของพระคัมภีร์

ข้อพระคัมภีร์ประจำวัน


พันธกิจดิจิทัล ของ

Life.Church
ภาษาไทย (ประเทศไทย)

©2026 Life.Church / YouVersion

นโยบายความเป็นส่วนตัวข้อตกลง
โปรแกรมการเปิดเผยช่องโหว่
Facebookทวีตเตอร์อินสตาแกรมYouTubePinterest