1
FALIMAHA RASUULLADA 19:6
Kitaabka Quduuska Ah
SOM08
Markii Bawlos gacmaha dul saarayna ayaa Ruuxa Quduuska ahu ku soo degay iyagii; markaasay afaf kale ku hadleen oo ay wax sii sheegeen
เปรียบเทียบ
สำรวจ FALIMAHA RASUULLADA 19:6
2
FALIMAHA RASUULLADA 19:11-12
Ilaahna wuxuu gacmaha Bawlos ku sameeyey cajaa'ibyo khaas ah, sidaas aawadeedna waxaa jidhkiisa kuwii bukay looga keenay marooyin yaryar ama macawiso, markaasaa cudurradii iyagii daayeen, jinniyadiina waa ka baxeen.
สำรวจ FALIMAHA RASUULLADA 19:11-12
3
FALIMAHA RASUULLADA 19:15
Markaasaa jinnigii u jawaabay oo ku yidhi iyagii, Ciise ayaan garanayaa, Bawlosna waan aqaan, idinkuse yaad tihiin?
สำรวจ FALIMAHA RASUULLADA 19:15