1
Matayos 26:41
Ereyga Illaahey Axdiga Cusub
EI
Soo jeeda oo duceysta si eydan jarribaadda ugu dhicin. Ruuxdu wey rabtaa laakiin jirku waa daciif.”
เปรียบเทียบ
สำรวจ Matayos 26:41
2
Matayos 26:38
Kadib ayuu iyagii ku yiri, “Nafteyda murugo ayaa ka buuxsantay illaa heer dhimasho. Meeshan jooga oo ila soo jeeda.”
สำรวจ Matayos 26:38
3
Matayos 26:39
Ciise xoogaa yar ayuu iyagii ka dhex baxay oo jilbaha dhulka dhigtay oo duceystay, “Aabow hadday suurtogal tahay, koobkan silaca ah iga leexi. Laakiin yeysan doonisteyda ahaanin ee doonistaada ha ahaato.”
สำรวจ Matayos 26:39
4
Matayos 26:28
Kani waa dhiigeyga axdiga cusub kaasoo loo daadshay dad badan cafiska dembigooda dartiis.
สำรวจ Matayos 26:28
5
Matayos 26:26
Intey wax cunayeen, Ciise wuxuu kor u qaaday kibis, markii uu Illaahey u mahadceliyay kadibna wuu kala gooyay wuxuuna xertii ku yiri, “Kani waa jirkeyga ee qaata oo cuna.”
สำรวจ Matayos 26:26
6
Matayos 26:27
Kadibna wuxuu kor u qaaday koob sharaab ah, markii uu Illaahey u mahadceliyay kadib ayuu iyagii siiyay wuxuuna ku yiri, “Kuligiin koobkan ka caba.
สำรวจ Matayos 26:27
7
Matayos 26:40
Kadib Ciise wuxuu ku soo laabtay xertiisi wuxuuna u yimid iyagoo hurda. Markaas ayuu ku yiri Butros, “Hal saac xitaa ilama soo jeedi kartaan miyaa?
สำรวจ Matayos 26:40
8
Matayos 26:29
Waxaan idin ku leeyahay, ma cabi doono miraha geedka canabka ah illaa laga gaaro maalinta aan iyadoo cusub idin kula cabi doono boqortooyada Aabahay.”
สำรวจ Matayos 26:29
9
Matayos 26:75
Kadib Butros wuxuu xasuustay hadalkii uu Ciise ku yiri oo ahaa, “Inta uusan diiqu ciyin ka hor, waxaad i dafiri doontaa saddex mar.” Kadib Butros banaanka ayuu uga baxay gurigii wadaadka sare aad ayuuna u ooyay.
สำรวจ Matayos 26:75
10
Matayos 26:46
Kaca aan tagnee! Wuu yimid kii i gacangelin lahaa.”
สำรวจ Matayos 26:46
11
Matayos 26:52
Laakiin Ciise ayaa ku yiri, “Seeftaadi meesheedi ku celi, waayo mid walboo seef ku dagaalama wuxuu ku dhiman doonaa seef.
สำรวจ Matayos 26:52
หน้าหลัก
พระคัมภีร์
แผนการอ่าน
วิดีโอ