Bogsiinta Ciise: Baadhidda Awoodda iyo Naxariista

12 Days
Sahmi siyaabaha Ciise ku muujiyay awoodiisa iyo naxariistiisa asaga oo daaweynaaya dadka inta uu dhulka joogay. Fidiyow gaaban ayaa iftiiminaya mid ka mid ah kuwaas Ciise bogsiiyay maalin kasta ee qorshaha 12ka qeybood.
Waxaan jeclaan lahayn inaan uga mahadcelino GNPI Kenya bixinta qorshahan. Wixii macluumaad dheeraad ah, fadlan booqo: https://www.gnpi.org/tgg









