The Bible App is completely free, with no advertising and no in-app purchases. Get the app
Waxbaridda Ciise: Doorashooyin Xikmadda Leh iyo Barakooyin Waara

7 Days
Ciise waxa uu baray wax ku saabsan mowduucyo baddan—barako waarta, duceysi, iyo wax ka sii baddan. Maxa ey uga dhiggan tahay tanni dadka maantay? fideyo gaaban ayaa muujinaaya hal qoraal ee Ciise wax barri diisi maalin kasta qorshahan.
Waxaan jeclaan lahayn inaan uga mahadcelino GNPI Kenya bixinta qorshahan. Wixii macluumaad dheeraad ah, fadlan booqo: https://www.gnpi.org/tgg









