The Bible App is completely free, with no advertising and no in-app purchases. Get the app
Sheekada Kirismaska: 5 Maalmood oo ku Saabsan Dhalashada Ciise

5 Days
Ciid Masiixi yadan, ku noqoshada shekada dhalashada Ciise ee Injiilka Matayos iyo Luukos. Inta aad aqri neysid, fideyo gaaban ayaa muujinaaya qeyb ka mid ah sheekada maalin kasta qorshahan.
Waxaan jeclaan lahayn inaan uga mahadcelino GNPI Kenya bixinta qorshahan. Wixii macluumaad dheeraad ah, fadlan booqo: https://www.gnpi.org/tgg