YouVersion Logo
Search Icon

SABUURRADII 150

150
1Rabbiga ammaana.
Ilaah ku dhex ammaana meeshiisa quduuska ah,
Ku dhex ammaana samada xooggiisa.
2Falimihiisa waaweyn aawadood u ammaana,
U ammaana si waafaqsan weynaantiisa sare.
3Dhawaaqa buunka ku ammaana,
Oo shareerad iyo kataarad ku ammaana.
4Ku ammaana daf iyo cayaar,
Oo ku ammaana alaab xadhko leh oo muusiko ah iyo biibiile.
5Suxuunta laysku garaaco oo codka dheer ku ammaana,
Ku ammaana suxuunta sanqadha dheer.
6Wax kasta oo neef lahuba Rabbiga ha ammaaneen.
Rabbiga ammaana.

Currently Selected:

SABUURRADII 150: SOM08

Highlight

Share

Copy

None

Want to have your highlights saved across all your devices? Sign up or sign in

YouVersion uses cookies to personalize your experience. By using our website, you accept our use of cookies as described in our Privacy Policy