YouVersion Logo
Search Icon

MARKOS 6:41-43

MARKOS 6:41-43 SOM08

Isaguna wuxuu qaaday shantii kibsood iyo labadii kalluun, oo intuu cirka eegay ayuu barakeeyey, kibistiina ayuu kala jejebiyey oo xertiisii siiyey inay hortooda dhigaan, labadii kalluunna wuu u qaybiyey giddigood. Dhammaantood way wada cuneen, oo ka dhergeen. Oo waxay soo gureen laba iyo toban dambiilood oo ka buuxa jajabkii iyo kalluunka.

Free Reading Plans and Devotionals related to MARKOS 6:41-43