MATAYOS 24:12-13
MATAYOS 24:12-13 SOM08
Dembigu waa badnaan doonaa, taa aawadeed qaar badan jacaylkoodu waa yaraan doonaa. Laakiin kii adkaysta ilaa ugu dambaysta, kaasaa badbaadi doona.