YouVersion Logo
Search Icon

MATAYOS 15:25-27

MATAYOS 15:25-27 SOM08

Laakiin iyadu way u timid oo sujuudday, oo waxay tidhi, Sayidow, i caawi. Wuxuu u jawaabay oo ku yidhi, Ma wanaagsana in carruurta kibistooda la qaado oo eeyaha loo tuuro. Waxay tidhi, Waa run, Sayidow, laakiin weliba eeyahu waxay cunaan jajabka ka dhaca miiska sayidkooda.

Free Reading Plans and Devotionals related to MATAYOS 15:25-27