YouVersion Logo
Search Icon

1 KORINTOS 5:12-13

1 KORINTOS 5:12-13 SOM08

Waayo, maxaa iigu jira inaan xukumo kuwa dibadda ah? Idinku miyeydnaan xukumin kuwa gudaha ku jira? Kuwa dibadda ah Ilaah baa xukuma. Idinkuse kan sharka leh dhexdiinna ka saara.