YouVersion Logo
Search Icon

Markos 13:24-25

Markos 13:24-25 EI

“Dadku markey dhibaatoodaan kadib, “ ‘Qoraxdu wey madoobaan doontaa, dayaxuna iftiin ma lahaan doono. Xiddiguhuna cirkey kasoo dhici doonaan, awoodaha cirkana waa la gariirin doonaa.’

Free Reading Plans and Devotionals related to Markos 13:24-25