YouVersion Logo
Search Icon

Matayos 24:7-8

Matayos 24:7-8 EI

Qowmiyadna qowmiyadda kale ayey ka hor imaan doontaa, boqortooyana boqortooyada kale ayey ka hor imaan doontaa. Waxaana meelo badan ka dhici doona abaar iyo dhul gariir. Laakiin waxan oo dhan waa bilowga dhibaatooyinka.

Free Reading Plans and Devotionals related to Matayos 24:7-8