YouVersion Logo
Search Icon

Falimaha 5:38-39

Falimaha 5:38-39 EI

Haddaba waxaan idinku waaninayaa inaad nimankan faraha ka qaadaan! Iska dhaafa! Haddii waxey sameynayaan uu yahay wax binu aadan ka yimid wuu baabi’i doonaa. Laakiin haddii uu Illaahey ka yimid, ma awoodi doontaan inaad joojisaan, inaad rabtaan inaad Illaahey la dagaashaan maahee.”

Free Reading Plans and Devotionals related to Falimaha 5:38-39