YouVersion Logo
Search Icon

Falimaha 3:7-8

Falimaha 3:7-8 EI

Butros ayaa qabtay gacanta midig oo ku caawiyay inuu istaago, isla markiiba cagahiisii iyo anqowyadiisiiba wey xoogeysteen. Intuu kor u booday oo istaagay ayuu socod bilaabay. Kadib wuxuu Butros iyo Yooxanaa la galay macbadka, isaga oo soconaya oo boodboodaya Illaaheyna ammaanaya.