YouVersion Logo
Search Icon

Falimaha 3:16

Falimaha 3:16 EI

Iimaanka uu magaca Ciise ku qabo darteed ayaa ninkan aad aragtaan oo wada garaneysaan xoogeeyay. Iimaanka uu ku qabo magaca Ciise ayaa si dhameystiran u bogsiiyay, sida aad wada aragteen.