Falimaha 1:3
Falimaha 1:3 EI
Siliciisi iyo dhimashadiisi kadibna, wuxuu isu muujiyay rasuulladii wuxuuna tusay cadaymo badan oo sheegaya inuu nool yahay. Wuxuu isu muujiyay muddo afartan maalmood ah wuxuuna uga sheekeeyay boqortooyada Illaah.