ROOMA 7:21-22
ROOMA 7:21-22 SOMBIBLE
Haddee waxaan arkaa qaynuunka in shar ila jiro in kastoo aan doonayo inaan waxa wanaagsan sameeyo. Waayo, sharciga Ilaah ayaan kaga farxaa ninka gudaha ah.