YouVersion Logo
Search Icon

ROOMA 11:17-18

ROOMA 11:17-18 SOMBIBLE

Laakiinse haddii laamihii qaarkood laga jebiyey, oo adigoo saytuundibadeed ah lagugu tallaalo meeshoodii, oo aad ka qayb gasho wanaagga xididka geedka saytuunka ah, ha ka faanin laamaha, laakiinse haddii aad faantid, bal ogow inaadan ahayn kan xididka sida, laakiinse xididkaa adiga ku sida.

Free Reading Plans and Devotionals related to ROOMA 11:17-18