YouVersion Logo
Search Icon

ROOMA 10:11-13

ROOMA 10:11-13 SOMBIBLE

Waayo, Qorniinku wuxuu leeyahay, Ku alla kii rumaysta isaga, ceeboobi maayo. Waayo, Yuhuudda iyo Gariigtu waxba kuma kala duwana, waayo, isku Rabbi baa Rabbi u wada ah, waana u taajir in alla intii barida isaga. Waayo, ku alla kii magaca Rabbiga ku baryaa, waa badbaadi doonaa.

Free Reading Plans and Devotionals related to ROOMA 10:11-13