YouVersion Logo
Search Icon

ROOMA 1:22-23

ROOMA 1:22-23 SOMBIBLE

Iyagoo kuwo caqli leh isku sheegaya ayay nacasoobeen. Ammaantii Ilaaha aan dhimanin ayay ku beddeleen sanam u eg nin dhimanaya iyo haad iyo xayawaan iyo waxa bogga ku gurguurta.

Free Reading Plans and Devotionals related to ROOMA 1:22-23