YouVersion Logo
Search Icon

MATAYOS 23:23

MATAYOS 23:23 SOMBIBLE

Waa idiin hoog, culimo iyo Farrisiin yahay, labawejiilayaasha ahu, waayo, reexaanta iyo kabsarta iyo kamuunta toban meelood ayaad meel ka bixisaan, oo waxaad dhaafteen wixii sharciga ugu cuslaa, waxaa weeye xukunka iyo naxariista iyo iimaanka. Waxaad lahaydeen inaad waxan samaysaan oo aydnaan kuwa kale dhaafin.

Free Reading Plans and Devotionals related to MATAYOS 23:23