YouVersion Logo
Search Icon

MATAYOS 20:26-28

MATAYOS 20:26-28 SOMBIBLE

Laakiin sidaasu dhexdiinna ahaan mayso, laakiin ku alla kii doonaya inuu dhexdiinna u weynaado, midiidinkiinna waa inuu ahaado, oo ku alla kii doonaya inuu idiin horreeyo, addoonkiinna waa inuu ahaado, sida Wiilka Aadanahu uusan ugu iman in loo adeego laakiin inuu adeego iyo inuu naftiisa dad badan furashadooda u bixiyo.