YouVersion Logo
Search Icon

BAXNIINTII 35:30-31

BAXNIINTII 35:30-31 SOMBIBLE

Markaasaa Muuse wuxuu reer binu Israa'iil ku yidhi, Bal eega, Rabbigu wuxuu magac ugu yeedhay Besaleel oo ah ina Uurii, oo ah ina Xuur, oo qabiilkiisu yahay Yahuudah; oo wuxuu isaga ka buuxiyey ruuxii Ilaah, xagga xigmadda iyo waxgarashada, iyo aqoonta, iyo sancada caynka kasta ah,

Free Reading Plans and Devotionals related to BAXNIINTII 35:30-31