YouVersion Logo
Search Icon

BAXNIINTII 15:2

BAXNIINTII 15:2 SOMBIBLE

Rabbigu waa xooggayga iyo gabaygayga, Oo isagu wuxuu noqday badbaadadayda. Kanu waa Ilaahay, oo anigu waan ammaani doonaa isaga; Waa Ilaahii aabbahay, aniguna waan sarraysiin doonaa.

Free Reading Plans and Devotionals related to BAXNIINTII 15:2