YouVersion Logo
Search Icon

BAXNIINTII 14:31

BAXNIINTII 14:31 SOMBIBLE

Markaasaa reer binu Israa'iil waxay arkeen shuqulkii weynaa oo Rabbigu ku sameeyey Masriyiintii, kolkaasay dadkii Rabbiga ka cabsadeen, oo waxay rumaysteen Rabbiga iyo addoonkiisii Muuse.