YouVersion Logo
Search Icon

FALIMAHA RASUULLADA 27:23-24

FALIMAHA RASUULLADA 27:23-24 SOMBIBLE

Waayo, xalayto ayaa waxaa i soo ag istaagtay malaa'igtii Ilaaha i leh oo aan weliba u adeego. Waxay igu tidhi, Bawlosow, ha cabsan; waayo, waa inaad Kaysar hortiisa istaagtaa; oo weliba bal eeg, Ilaah wuxuu adiga ku wada siiyey kuwa kula socda oo dhan.

Free Reading Plans and Devotionals related to FALIMAHA RASUULLADA 27:23-24