FALIMAHA RASUULLADA 26:17-18
FALIMAHA RASUULLADA 26:17-18 SOMBIBLE
anigoo kaa samatabbixinaya dadka iyo quruumaha aan kuu diri doonaba, inaad indhahooda furtid si ay gudcur uga soo jeestaan oo ay iftiinka ugu soo jeestaan, iyo inay ka soo leexdaan xoogga Shaydaanka oo ay Ilaah u yimaadaan, inay helaan dembidhaaf oo ay dhaxal la helaan kuwa quduus lagaga dhigay rumaysadka ay igu leeyihiin.





