YouVersion Logo
Search Icon

FALIMAHA RASUULLADA 25:6-7

FALIMAHA RASUULLADA 25:6-7 SOMBIBLE

Oo markuu iyagii dhex joogay in aan ka badnayn siddeed ama toban maalmood, ayuu wuxuu aaday Kaysariya, kolkaasuu maalintii dambe fadhiistay kursigii xukumaadda, oo wuxuu amray in Bawlos la keeno. Oo kolkuu yimid, Yuhuuddii Yeruusaalem ka timid ayaa hareerihiisii soo istaagtay, oo waxay keeneen dacwooyin badan oo waaweyn, oo ayan iyagu xaqiijin karin.

Free Reading Plans and Devotionals related to FALIMAHA RASUULLADA 25:6-7