YouVersion Logo
Search Icon

FALIMAHA RASUULLADA 23:11

FALIMAHA RASUULLADA 23:11 SOMBIBLE

Haddaba habeenkii dambe Rabbiga ayaa is-ag taagay isagii oo ku yidhi, Kalsoonow, maxaa yeelay, sidaad Yeruusaalem iigu markhaati furtay waa inaad Roomana iigu markhaati furtid.

Free Reading Plans and Devotionals related to FALIMAHA RASUULLADA 23:11