1
SABUURRADII 17:8
Kitaabka Quduuska Ah
Ii dhawr sida isha inankeeda, Oo igu qari hooska baalashaada.
Compare
Explore SABUURRADII 17:8
2
SABUURRADII 17:15
Laakiinse anigu xaqnimaan wejigaaga ku fiirin doonaa, Oo waa i deeqi doonaa markii aan ammaantaada arko, oo aan ekaantaada la soo tooso.
Explore SABUURRADII 17:15
3
SABUURRADII 17:6-7
Ilaahow, waan ku baryay, waayo, waad ii jawaabi doontaa, Bal dhegta ii dhig, oo hadalkayga maqal. Bal muuji raxmaddaada yaabka leh, Adigoo kuwa isku kaa halleeya gacantaada midig kaga badbaadiya Kuwa ku kaca iyaga.
Explore SABUURRADII 17:6-7
YouVersion uses cookies to personalize your experience. By using our website, you accept our use of cookies as described in our Privacy Policy
Home
Bible
Plans
Videos