1
SABUURRADII 146:5
Kitaabka Quduuska Ah
SOM08
Waxaa faraxsan ninkii ay caawimaaddiisu tahay Ilaaha reer Yacquub, Oo rajadiisuna ay ku xidhan tahay Rabbiga Ilaahiisa ah
Compare
Explore SABUURRADII 146:5
2
SABUURRADII 146:3
Ha isku hallaynina amiirrada Iyo binu-aadmiga aan waxba caawimi karin.
Explore SABUURRADII 146:3
3
SABUURRADII 146:7-8
Oo kuwa la dulmay u garsoora, Oo kuwa gaajaysanna quud siiya. Rabbigu maxaabiistuu furaa. Rabbigu indhahuu u bixiyaa indhoolayaasha, Oo kuwa gotana Rabbigaa toosiya, Oo kuwa xaqa ahna Rabbigu waa jecel yahay.
Explore SABUURRADII 146:7-8
4
SABUURRADII 146:6
Oo sameeyey cirka iyo dhulka, Iyo badda iyo waxyaalaha ku jira oo dhan, Oo runtana dhawra weligiisba
Explore SABUURRADII 146:6
5
SABUURRADII 146:9
Rabbigu waa ilaaliyaa kuwa qariibka ah, Oo isagaa taageera agoonta iyo carmallada, Laakiinse jidka kuwa sharka leh wuu qalloociyaa.
Explore SABUURRADII 146:9
Home
Bible
Plans
Videos