1
SABUURRADII 107:1
Kitaabka Quduuska Ah
Rabbiga ku mahadnaqa, waayo, isagu waa wanaagsan yahay, Oo naxariistiisuna weligeedba way sii waartaa.
Compare
Explore SABUURRADII 107:1
2
SABUURRADII 107:20
Wuxuu soo diraa eraygiisa, wuuna bogsiiyaa iyaga, Oo wuxuu ka samatabbixiyaa halligaaddooda.
Explore SABUURRADII 107:20
3
SABUURRADII 107:8-9
Dadku muu Rabbiga ku ammaano wanaaggiisa, Iyo shuqulladiisa yaabka badan oo uu binu-aadmiga u sameeyo! Waayo, isagu wuxuu dhergiyaa nafta aad wax u doonaysa, Oo nafta gaajaysanna wuxuu ka dhergiyaa wanaagga.
Explore SABUURRADII 107:8-9
4
SABUURRADII 107:28-29
Markaasay Rabbiga u qayshadaan iyagoo dhibban, Oo isna wuxuu ka soo bixiyaa dhibaatooyinkooda. Wuxuu dejiyaa duufaanka, Si ay hirarkiisu u xasillaan.
Explore SABUURRADII 107:28-29
5
SABUURRADII 107:6
Markaasay Rabbiga u qayshadeen iyagoo dhibban, Oo isna wuu ka samatabbixiyey dhibaatooyinkoodii.
Explore SABUURRADII 107:6
6
SABUURRADII 107:19
Markaasay Rabbiga u qayshadaan iyagoo dhibban, Oo isna wuxuu ka soo badbaadiyaa dhibaatooyinkooda.
Explore SABUURRADII 107:19
7
SABUURRADII 107:13
Markaasay Rabbiga u qayshadeen iyagoo dhibban, Oo isna wuu ka badbaadiyey dhibaatooyinkoodii.
Explore SABUURRADII 107:13
YouVersion uses cookies to personalize your experience. By using our website, you accept our use of cookies as described in our Privacy Policy
Home
Bible
Plans
Videos