1
MAAHMAAHYADII 28:13
Kitaabka Quduuska Ah
SOM08
Kii xadgudubyadiisa qariyaa ma liibaani doono, Laakiinse kii qirta oo haddana ka tagaa, naxariis buu heli doonaa.
Compare
Explore MAAHMAAHYADII 28:13
2
MAAHMAAHYADII 28:26
Kii qalbigiisa isku halleeyaa waa nacas, Laakiinse ku alla kii si caqli ah u socda waa la samatabbixin doonaa.
Explore MAAHMAAHYADII 28:26
3
MAAHMAAHYADII 28:1
Kuwa sharka lahu waxay cararaan iyadoo aan ciduna eryanayn, Laakiinse kuwa xaqa ahu waxay u dhiirran yihiin sida libaax oo kale.
Explore MAAHMAAHYADII 28:1
4
MAAHMAAHYADII 28:14
Ninkii mar kasta cabsadaa waa barakaysan yahay, Laakiinse kii qalbigiisa sii adkeeyaa masiibuu ku dhici doonaa.
Explore MAAHMAAHYADII 28:14
5
MAAHMAAHYADII 28:27
Kii miskiinka wax siiyaa ma baahan doono, Laakiinse kii indhaha ka qarsada aad baa loo habaari doonaa.
Explore MAAHMAAHYADII 28:27
6
MAAHMAAHYADII 28:23
Kii nin canaantaa wuxuu marka dambe heli doonaa Raallinimo ka badan kan carrabka ku faaniya.
Explore MAAHMAAHYADII 28:23
Home
Bible
Plans
Videos