1
AYUUB 28:28
Kitaabka Quduuska Ah
Oo wuxuu dadka ku yidhi, Bal eega, Sayidka ka cabsashadiisa ayaa xigmad ah, Oo in sharka laga fogaadona waa waxgarasho.
Compare
Explore AYUUB 28:28
2
AYUUB 28:12-13
Laakiinse waa xaggee meesha xigmadda laga helaa? Oo waxgarashada meesheeduse waa xaggee? Dadku qiimaheeda ma yaqaan, Oo kuwa nool dalkoodana lagama helo.
Explore AYUUB 28:12-13
3
AYUUB 28:20-21
Haddaba xigmaddu xaggee bay ka timaadaa? Oo waxgarashada meesheeduse waa xaggee? Maxaa yeelay, way ka qarsoon tahay kuwa nool indhahooda, Oo haadka hawadana waa laga deday.
Explore AYUUB 28:20-21
YouVersion uses cookies to personalize your experience. By using our website, you accept our use of cookies as described in our Privacy Policy
Home
Bible
Plans
Videos