1
CIBRAANIYADA 9:28
Kitaabka Quduuska Ah
sidaas oo kalena Masiix, isagoo mar loo bixiyey inuu qaado dembiyada kuwa badan, ayuu dembila'aan mar labaad badbaadin ugu muuqan doonaa kuwa isaga sugaya.
Compare
Explore CIBRAANIYADA 9:28
2
CIBRAANIYADA 9:14
intee ka badan ayuu dhiigga Masiix, kan Ruuxa weligiis ah isugu bixiyey Ilaah isagoo aan eed lahayn, niyadiinna ka nadiifin kara shuqullada dhintay si aad ugu adeegtaan Ilaaha nool?
Explore CIBRAANIYADA 9:14
3
CIBRAANIYADA 9:27
Waxaa dadka looga dhigay inay mar dhintaan, taas dabadeedna la xukumo
Explore CIBRAANIYADA 9:27
4
CIBRAANIYADA 9:22
Inta badan wax walba waxaa lagu nadiifiyaa dhiig sida sharcigu leeyahay, oo dhiigdaadinla'aan dembidhaaf ma jiro.
Explore CIBRAANIYADA 9:22
5
CIBRAANIYADA 9:15
Oo sidaas daraaddeed isagu waa dhexdhexaadiyaha axdiga cusub in kuwii loo yeedhay ay helaan dhaxalka weligiis ah oo la ballanqaaday, waayo, dhimashadu waxay u noqotay ka madaxfurashada xadgudubyada lagu sameeyey axdigii hore.
Explore CIBRAANIYADA 9:15
YouVersion uses cookies to personalize your experience. By using our website, you accept our use of cookies as described in our Privacy Policy
Home
Bible
Plans
Videos