1
CIBRAANIYADA 3:13
Kitaabka Quduuska Ah
Laakiin maalin kasta iswaaniya, intii la odhanayo, Maanta, inuusan midkiinna ku engegin khiyaanada dembiga.
Compare
Explore CIBRAANIYADA 3:13
2
CIBRAANIYADA 3:12
Iska jira, walaalayaalow. Yaanu qalbi shar leh oo aan rumaysad lahayni midkiinna ku jirin, idinkoo Ilaaha nool ka dheeraanaya.
Explore CIBRAANIYADA 3:12
3
CIBRAANIYADA 3:14
Waayo, waxaynu noqonnay kuwa Masiix ka qayb qaatay, haddaynu aad u xajinno bilowgii kalsoonaanteenna ilaa ugu dambaysta
Explore CIBRAANIYADA 3:14
4
CIBRAANIYADA 3:8
Qalbiyadiinna ha adkaynina sidii wakhtigii dhirifka, Sidii maalintii jirrabaadda ee cidlada dhexdeeda
Explore CIBRAANIYADA 3:8
5
CIBRAANIYADA 3:1
Haddaba walaalaha quduuska ah oo ka qayb gala yeedhniinta jannadow, u fiirsada Ciise oo ah Rasuulka iyo Wadaadka sare ee iimaanka aynu qiranno.
Explore CIBRAANIYADA 3:1
YouVersion uses cookies to personalize your experience. By using our website, you accept our use of cookies as described in our Privacy Policy
Home
Bible
Plans
Videos