1
1 KORINTOS 3:16
Kitaabka Quduuska Ah
SOM08
Miyaanaydin garanaynin inaad tihiin macbudkii Ilaah oo uu Ruuxa Ilaah idinku jiro?
Compare
Explore 1 KORINTOS 3:16
2
1 KORINTOS 3:11
Waayo, ninna ma dhigi karo aasaas kale kan la dhigay mooyaane oo ah Ciise Masiix.
Explore 1 KORINTOS 3:11
3
1 KORINTOS 3:7
Taa aawadeed waxba ma aha kan beeraa, ama kan waraabiyaa, laakiin waa Ilaah kan koriyaa.
Explore 1 KORINTOS 3:7
4
1 KORINTOS 3:9
Waxaannu nahay kuwa Ilaah la shaqeeya, idinkuna waxaad tihiin beerta Ilaah iyo Ilaah dhismihiisa.
Explore 1 KORINTOS 3:9
5
1 KORINTOS 3:13
nin kasta shuqulkiisa ayaa la muujin doonaa. Waayo, maalintu way caddayn doontaa, maxaa yeelay, dab baa lagu muujiyaa, waayo, nin kasta shuqulkiisa caynkuu yahay dabka ayaa tijaabin doona.
Explore 1 KORINTOS 3:13
6
1 KORINTOS 3:8
Kan beeraa iyo kan waraabiyaa waa isku mid, laakiin mid kastaa wuxuu heli doonaa abaalkiis siday hawshiisu ahayd.
Explore 1 KORINTOS 3:8
7
1 KORINTOS 3:18
Ninna yuusan iskhiyaanayn. Haddii nin dhexdiinna joogaa uu u malaynayo inuu wakhtigan xigmad leeyahay, doqon ha noqdo si uu xigmad u yeesho.
Explore 1 KORINTOS 3:18